Cardio-Pulmonary Resuscitation |
soo kicinta wadnaha iyo xidhidhadha dhiiga |
For those already familiar with CPR, a summary of recent changes is at the European Resuscitation Council website. |
Kuwa horay u yaqaanay CPR, soo koobid is beddellada dhowaanta ah ayaa laga helayaa websaydhka Golaha Dib-u-dejinta ee Yurub |
This summary summarizes changes under the categories : basic adult resusc, automated defibrillators, advanced adult , advanced paediatric ; |
Soo koobidtankan waxay ku soo koobeysaa isbeddelada hoostaga qaybaha: dib u soo nooleynta aasaasiga ah ee dadka waaweyn, defibrillators otomatiga ah, qof weyn oo sare, carruurnimo sare; |
advanced adult is subdivided to order of CPR/defibrillation is |
qaangaarka sare waa la kala qaybiyaa si loo dalbado CPR / defibrillation waa |
a) defib first in professional witnessed arrest, |
a) defib marka ugu horeysa aad diidmo ku aragtid xirfadadha gudhahedha, |
b) defibrillation technique is one shock and CPR for 2 minutes before other shocks , |
b) Farsamaynta defibrillation-ka waa hal shoog iyo CPR muddo 2 daqiiqo ah ka hor shoogyada kale, |
c) doubtful fine VF is not worth shocking delay of CPR, |
c) shaki laga qaabo VF fiican ma u qalmo dib u dhac naxdin leh ee CPR |
d) adrenaline 1mg after 2nd shock or non VF/VT / rate is 3-5 minutely, |
d) adrenaline 1mg kadib shooga 2aad ama la'aanta heerka VF / VT waa 3-5 daqiiqo, |
e) vf/vt - amiodarone (load 300mg +/- 150mg, 900mg /24h) XOR lignocaine (max 3mg/kg/hr), |
e) vf / vt - amiodarone (culeys 300mg +/- 150mg, 900mg / 24saac) XOR lignocaine (ugu badnan 3mg / kg / sacadi) |
f) PE/thrombolysis/prolonged CPR 60-90 minutes , |
f) PE / thrombolysis / muddo dheer CPR 60-90 daqiiqo, |
g) hypothermia to 32deg for 12-24 hours definitely for out of hospital VF/VT, and maybe for all others ( in hospital all, out of hospital non VF/VT). |
g) hypothermia ilaa 32deg 12-24 saacadood oo hubaal ah isbitaalka ka baxsan VF / VT, iyo laga yaaba dadka kale oo dhan (isbitaalka kuli, isbitaalka ka baxsan la'aanta VF / VT). |
The principles might be: minimize circulation downtime ( a, b, |
Mabaadi'da waxay noqon karaan: yareeynta wareegga dhiigga waqti-dhiman (a, b, |
c), provide drugs better or earlier (d e |
c), Bixinta dawooyinka si ka wanaagsan ama hore (d e |
f), more tenacity in rescue ( f and |
f), kalsooni badan oo samatabbixin ah (f iyo |
g) . |
g). |
ABC - airway , breathing , compression. |
ABC - marin-haweed, neefsasho, cadaadis. |
This in general describes conceptual categories, but is also the sequence of management in CPR: airways first, breathing next, compression of the heart. |
Tani guud ahaan waxay sharaxaysaa qaybaha fikradeed, laakiin sidoo kale waa isku xigxiga maaraynta ee CPR: marinnada hawada marka hore, neefsashada xigta, cadaadiska wadnaha. |
The exception is when immediate defibrillation is available, AND equipment to diagnose ventricular tachyarrythmia or ventricular fibrillation is available. |
Waxa taas ka reeban waa marka la helo defibrillation degdeg ah, IYO Qalabka lagu baaro cudurka 'ventricular tachyarrythmia or ventricular fibrillation' la helo |
Then the sequence is : observed unexpected collapse + known history suggests ventricular fibrillation: e.g. was complaining of chest discomfort -> attach equipment -> diagnose VF ( automatic or manual) -> attach defibrillation pads -> charge equipment to 200J (or wait automatic) -> warn bystanders -> defibrillate. |
Markaas taxanaha waa: aragtidha burburka lama filaanka ah + taariikh caan ah oo soo jeedineysa venticular fibrilation: tusaal ahaan. wuxuu ka cabanayay raaxo la aanta dhanka xabadka -> qalabka ku lifaaq -> baarida VF (otomatiga ama gacmaha) -> lifaaq koofiyadaha defibrillation -> qalabka korontadha gali 200J (ama sug si otomaatig ah) -> uga dig digtoniyayaasha -> defibrillate |
If manual, defibrillate x 3 , before resuming normal CPR sequence if still in ventricular fibrillation. |
Haddii isticmalka-gacmaha, defibrillate x 3, intaadan bilaabin isku-celinta caadiga ah ee 'CPR' haddii weli uu ku sugan yahay wadne garaacista ventricular fibrillation. |
This is taken from an observed successful resuscitation of a witnessed arrest , as applied by an experienced provincial emergency specialist nurse. |
Tan waxaa laga soo qaatay dib u soo nooleyn guul leh ee aragtidha diidmo, sida ay codsatay kalkaaliye caafimaad oo ku takhasusay xaaladaha deg-degga ah ee gobolka. |
It has some contrast to the recommended DRABCD sequence as per Guideline 7, February 2006, of the Australian Resuscitation Council, but is similar to the European Guidelines Summary of Changes 2005. |
Waxay leedahay xoogaa isbarbar dhig ah oo lagula taliyo taxanaha DRABCD sida ku cad Tilmaamaha 7, Feebarwari 2006, Golaha Dib u soo nooleynta Australiya, laakiin waxay la mid tahay soo koobitaankii Tilmaamaha Yurub ee Isbeddelka 2005 |