Although there are 11 players on a team there are several commonly used ways to arrange them. |
Inkastoo ay 11 ciyaariyahan kooxdu ka koobantahay, waxaa jira dhowr nooc oo la adeegsado si loo habeeyo. |
The two most commonly used formations today are probably the 4-5-1, 4-3-3, and the 4-4-2 (note: first # is the # of defenders, the second midfielders, and third forwards) although there are some different variations of each. |
Labada qaab ee ugu badan maanta waa 4-5-1, 4-3-3 iyo 4-4-2 (tan hore waa difaacashada tan xigtana waa ku cayaarida dhexda tan saddexaadna weerarka). |
Two variation of a 4-4-2 are the "flat back four" and a "diamond back" or "sweeper, stopper" where the back four defenders form a diamond with the stopper ahead of the sweeper. |
Kala duwanaashaha 4-4-2 waa "afar dambeed sima' iyo "dambeedka saddex geeska ah "ama "celiye" taasoo afarta daafac dambeed ay sadex dhinac ka istaagaan celiyaha kahor xaaqaha. |
Other less commonly used formations are the 3-6-1, 4-2-4, and the 3-5-2. |
Noocyo kaloo in yar la adeegsado waa 3-6-1, 4-2-4 iyo 5-2 |
Changes can be made in the formations according to the position of the game . |
Baddal wa lagu sameyn karaa shaxaha iyadoo loo eegayo xaaladda cayaarta. |
If one team has scored only single goal ,they can change formations in the closing stages of the match or they can put more players forward to score more goals when they are trailing by a goal. |
Haddii hal koox ay dhaliso hal gool, way baddali karaan qaabka dhammaadka cayaarta ama cayaariyahanno badan ayey weeraka geyn karaan si ay u dhaliyaan goolal haddii lagu leeyahay gool. |
A football match consists of two halves and each half is 45 minutes long. |
Cayaarta kubadda cagtu waxay ka kkobantahay labo qayb oo midkiiba yahay 45 daqiiqo. |
Between the two halves, there is an interval, which is not more than 15 minutes long. |
Inta u dhexeysa labada qayb, waa xilli nasasho, taasoo aan ka badnayn 15 daqiiqo. |
Stoppage time (also called injury time) is the time added on at the end of each half at the discretion of the referee. |
Xilliga beeldarada (waqtiga dhaawacyada) waa waqtiga lagu daro dhammaadka qayb walba kuna xiran go'aanka garsooraha. |
The stoppage time added is roughly proportional to the length of delays in the game. |
Waqtiga beeldarada ju dhawaad wuxuu u dhigmaa dib u dhacyadii cayaarta. |
These delays may be due to injuries, time lost through substitutions, general time wasting, etc. |
Dib u dhacyadaan waxaa keeni karo dhaawac, waqtiga lagu lumiyo baddalka, waqti lumin guud , iwm. |
Although these may seem insignificant, stoppage time can be crucial for losing teams to equalize or even win. |
Inkastoo aan la dareemin waqtiyada la lumiyo, waqtiga beeldaradu wuxuu muhiim u noqon karaa kooxda laga adkaan rabo si ay barbarro ula yimaadaan ama ay badiyaan. |
A notable example is the 2013-14 UEFA Champions League final between Real Madrid and Atletico Madrid. |
Tusaale la taaban karo waxaa ah ciyaartii kama dambeysta ahayd tartankii horyaalada yurub xilli ciyaareedkii 2013-14 oo u dhexeysay Real madrid iyo Atletico Madrid |
Atletico Madrid were leading 1-0 when Sergio Ramos of Real Madrid equalized in stoppage time. |
Atletico Madrid waxay ku hogaamineysay cayaarta 1-0 markuu Sergio Ramos bararreeyay Xilliga Beerdarada. |
The game went into extra time whereby Madrid won 4-1 leading to their tenth European title. |
Cayaartii waxay gaartay waqti dheeri ah taasoo Real Madrid ay ku adkaatay 4-1 ayna ku guuleysatay hooryaalkoodi tobanaad ee horyaalada Yurub. |
Another instance in point is the 1998-99 UEFA Champions League Final between Bayern Munich and Manchester United. |
Dhacdo kalena waa Kama dambeystii Horyaalada Yurub 1998-99 taasoo u dhexeyay Bayern Munich Iyo Manchester United |
Bayern Munich scored an early goal and controlled most of the match, until Manchester United turned things around with two goals in the 91st and 93rd minutes of the game to win 2-1. |
Bayern Munich waxay dhalisay gool xilli hore iyadaana maamuleysay inta badan cayaarta, illaa ay Manchester United labo gool dhinaca kale ugu rogtay natiijada cayaarta daqiiqaddii 91aad iyo daqiiqaddii 93aad ee cayaarta kuna adkaatay 3-1. |